VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubayahoow cover - Lyrics

Ubaxayahoo bidhaamee Oogada ka nuuraa Eegmada jaleecada Indhahay naxriis Adigaa ku beeree Onkad gala hilaaciyo Roob arooryo da’ayaay Agaarka beerka iyo Wadna ilaa hirkiisa Rabi kugu abuuree Waad ii ahaatoo iimaanka deeqdee Nafta ku ogalaatee Ifka nolashu waa adi Amaaley waxaa tahaye Afar iyo tobaandiyo Ilays soo baxaayoo Waa beri iftiimo Aragtidaa la daawado Ama qurux udhalataa Allahii ku oomaaa Caqli kugu maneesto Waayo arag ku jacelow Kuu oman baa ahoow Ma’ilaawahee ku ilaashanaayee Ku furan irmaantiyo Soo dhawaaw ha iiloon Ii imaaw aragee Waad ii ahaatoo iimaanka deeqdee Nafta ku ogalaatee Ifka nolashu waa adi
Queue is empty
-- / --