VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Canab - Lyrics

Saw ma lihid canabeey Quruxdii caruur Aadmigu la cajabay Saw ma lihid canabeey Dabci iyo caqli aan Cid kale kula wadan 2× Cishada aan ku arkaan Intaan ku calmaday Cabasho kugu qoray 2× Iga caawi iga caawi Canab iga caawi Iga caawi iga caawi Walaal iga caawi Iga caawi cudurkiyo Cishqigan i haleelay Ayaan hadalee 2× Saw ma tihid canabeey Miduu cad libaax U ciilay darteed Saw ma tihid canabeey Midaan cayshkiyo Cunada uga go,ay 2× Cishada aan ku arkaan Intaan ku calmaday Cabasho kugu qoray 2× Iga caawi iga caawi Canab iga caawi Iga caawi iga caawi Walaal iga caawi Iga caawi cudurkiyo Cishqigan i haleelay Ayaan hadalee 2×
Queue is empty
-- / --