VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goofaartan - Lyrics

Adhi macaan is wada galay Intii macaan la wada xidhay Anoon gacanta kugu dhigin Gooni umaam ku tuurayee 2× Ma go,oo jacaylkuyee Gabluu ila cayaaree 2× Goofaartankii xalay Markaan gogosha kugu tabay Kaa eegay goonyaal Ka waayay garabkayga Ilmo goboo ma iga tidhi 2× Buuraha habernkii Gawraaxagaagii Anigoon go,na sidan Guri ugama hoydee 2× Cadceedoo i gubtana Geed kama harsanayee 2× Goofaartankii xalay Markaan gogosha kugu tabay Kaa eegay goonyaal Ka waayay garabkayga Ilmo goboo ma iga tidhi 2×
Queue is empty
-- / --