Walee miraad ku yiil
Baahiyo xigaal
Meel mayay heegoo
Soo maray hadeer

Mid dhex joogtayoo
Midabkay lahayd
Indhuhu u muuqdae

Waan maaganee
Ma waxaanan hubin
Maashaye nasii
Meel uu ii heli

Walee midabsaneey
Wuxuu i baday waka
Sida mawjadaa
I maquunisee

Maankii ku raac
Mudabkaaga wacan
Idhuhuu u muuqdee

Waan maaganee
Ma waxaanan hubin
Maashaye nasii
Meel uu ii heli

Exit mobile version