VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cabashada igadaa - Lyrics

yartan cadibanee codsi ii soo dirtaay caawa kuma rabee cabashada iga daa caashaqeenii horee calmashada xumaa calankiisaa dhacaye ceeshka ha uga gu'in caloolyowgaaga iyo calaacalkaaga badan cisho uma nugliye cindigaygaa ku nacay curad jalaqsanoo i cajabisaybaa i casuuntayoo kuma caawin karo yartan ciilane ii cadhaysaneey caashaqii noo dhaxeeyay calooshaan ka jaray waa cadceed dhacdoo sooma celin karee cudur haduu ku helay ha ii cartamin aniga calafkaaga cidlada ku fadhiisiyaye cimro qaada oo cagta saar wadada
Queue is empty
-- / --