VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dowladnimo somaliland - Lyrics

dibada odayu kama iman dalkani waa dalkiisii dadkuna waa dadkiisii iyagaaba doortoo isna waa u dadaalaa hal dooga kiciyiyo cayna daw uguma lihi ninkaan dawladnimo rabin in lakala danbeeyiyo qaranimada doonayn xamar wali u dudayow dantaadii ogaanoo iska daaq tag kaligaa dimuquraadinimadiyo xisbiyada is doortee dadkoo dhami u simanyahay isagaa ba daah furay daahna kaama saarnee ducadiyo habaarkuna wadka kaama daayeen RABIGAA wax dili kara
Queue is empty
-- / --