VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxsaney daraadaa - Lyrics

Baxsanay daraadaa In dareenka cashaqu Igu yahay dab iyo naar X2 Ama maanyo danab Loo wadnahayga dacal Idil ku duqeyay mowjado Daah kaama saarnee X2 Damqashadii jacayl Kaay naf dulaysan Awga dawadaydii Noqotaye ma usoo Dabcaysaa X2 Darmaan yahay sid- Eedaba inuu dooqa Caashaqu calan kaa Dul lulayoo x2 Amuu dihashadaadii Dubaakhiyo mankiyo Diirkiyo lafaha xulay Daah kaama saarnee X2 Damqashadii jacayl Kaay naf dulaysan Awga dawadaydii Noqotaye ma usoo Dabcaysaa X2
Queue is empty
-- / --