VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Khadra - Lyrics

khadraay hirdooglebaad tahay hadh qabow baad tahay hoobaan bislaataa tahay mid hoy lala galaa tahay hibo waxaad u leedahay hanaan qurux wanaagiyo haybadiyo asluubiyo filkeed ugu horaysaay hadalkaagoo qudhaa heedhe u haraad u qabaayoo wali u hiloobaa khadraay haween u rooneey waan kuu hawaynahay hubaashii waxaa tahay midkaan ku hamiyaa tahay haatanba ila haad hurdo kama lada oo caashaqan habaarka ahi waxba iilamuu hadhine
Queue is empty
-- / --