Heesta Qadra - Lyrics
Khadraay hir doog leh
Baa tahay hadh qabow
Baa tahay hoobaan
Bislaataa tahayee hoy
Lala galaad tahayex2
Hibo waxad uleedahay
Hanaan qurux wanaag
Iyo haybad iyo asluub
Filkeed ugu horaysaay
X2
Hadal kaaga unbaan
U haraad qabaayoon
Wali u hiloobaa x2
Khadraay haween uronay
Waan kuu han waynahay
Hubaashii waxad tahaye
Midan ku hamiyaa tahaye
X2
Hadaan haatanba heli
Lahaa hurdo kaama
La'do oo caashaqaan
Habaarka ahi'i waxba
Ilama uu harinee x2
Hadal kaaga unbaan
U haraad qabaayoon
Wali u hiloobaa x2