logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shabashabada ii tuma mp3 ahaan

Sawirka Mahad Jeesto

Mahad Jeesto

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Shabashabada ii tuma lyrics

anigoo dumar sheekadoodiyo
shukaansigaba daayoo
ka shiraacday guurkaba
jacayl igu shakaal
aan shaaciyo dhibkaygee
shanta subaxii waaberi
igu shidaysay soo sheed
shabashabada ii tuma
shanii jacayla ii shidaayee
Lyrics by Masuul.com

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --