dirirada sagaal iyo sarmawayday curatoo
cirku sagal daruur iyo isa sudhay cad ceedii
saxansaxa udgoon iyo subax raara roob da ay
samiiraay aragtidaadan indhuhu kaa samrayno
soo jiidanaaysaa
sida sabi dhalaana saqda dhexe habeenkii
suuradaada aniguna nafta ugu sasabayaa
sidaa ceerigaabiyo suurad goonyaheediyo
waqal soo dhawaad helay dhulkuna baad
ku simanyohoo
ay sidigta geeluna surimada caleenta le
nirgaha isku seegeen
selelaa dartaayoon sugayaa codkaagee

Exit mobile version