Naruuradii kalgaclkiyo
Nasri eebe keenoo
Neecaw udgoon badan
Nasiibkaygii baa tahee

Naxariista eegmada
Dhaayahayguna noqoshada
Naxariista eegmada
Dhaayahayguna noqoshada
Manana aha ka aad noo dhibee
Nuurkii indhahaygaay

Aniguna nasraay
Ifka intaan ku noolahay
Aniguna nasraay
Ifka intaan ku noolahay
Nacabkaa oon ahaadiyo
Naxli ha iga filanin

Nadrabiyo laabtiyo
Nafta raaxadeedaay
Niyo saafiya ahoo
Oon naawilaayay ayaa tahee

Naxariista eegmada
Dhaayahayguna noqoshada
Naxariista eegmada
Dhaayahayguna noqoshada
Manana aha ka aad noo dhibee
Nuurkii indhahaygaay

Aniguna nasraay
Ifka intaan ku noolahay
Aniguna nasraay
Ifka intaan ku noolahay
Nacabkaa oon ahaadiyo
Naxli ha iga filanin
Nacabkaa oon ahaadiyo
Naxli ha iga filanin

Exit mobile version