Heesta War xumaanta - Lyrics
War xumaanta wanaag maa hinee
Waano diid looma walwalee
Wacad maloola galee
Wareegiiisa dhin bataa
Waab taris looga wacaa
Waxtarkiisa kii la yasee
Wasqaan waala dhahaaye
Wajiga yaa ka dadaa
Weeno waaxidoo
Wadankeena noo sameen
Nin walboo wadankaa
Wax kuu dhaamo malahee
Wadankeena walee
Wax noo dhaamo ma lehee
Wehelkiis ka tagaa Wareer galee
Ruuxii waabtiisa ka weecdee
Wewel usaa wajahee (asigaa)
Waxii oo dhashidaa
walee wehelkaaga noqdee
Weerna Waabtiisa ma dhistee
Wadana waa wadankaagee is weediis malahee
Weeno waaxidoo Wadankeena noo sameen
Nin walboo wadankaa
Wax kuu dhaamo malahee
Wadankeena walee
Wax noo dhaamo ma lehee