Xaduuudkaa waa soo gudubtee
Xeragana wa gooysee
Xarfan iyo xagaay aa tahee
Xiisaalayaaay
Xeerkii hore adaa xushmeen waysee
Xagega xooolaa ka tahay
Xaajo makaa lahiyee
Xarago beenta iga daa
Walee xaalkaa
Xaaja makaa lahaiyee
Xaruuntaa xareed maan kahelaa
Mise xanaa taalo
Xabadlaay xaraaraad noqatee
Xaraarad ma kuu yeelan karee
Xubigaaa xalaashaa iga roon
Xaajo makaa lahiyee
Xarago beenta iga daa
Walee xaalkaa
Xaaja makaa lahaiyee