Goi waayee gobonimadu
Waa garashadeenee
Goi waayee gobonimadu
Waa garashadeenee

Galabtaad dhex taagnayd
Guun iyo dar xumo
Galabtaad dhex taagnayd
Guun iyo dar xumo

Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn

Garo oo gayigan gudubuu
Guuluhu u uumee
Garo oo gayigan gudubuu
Guuluhu u uumee
Magafiina tashigaa
Galinbaa caynee
Magafiina tashigaa
Galinbaa caynee

Kuma gabinee kuma goynee
Kuma gabinee kuma goynee
Iska garabso eeboo
Guuxaaga iga daa
Kuma gabinee kuma goynee
Kuma gabinee kuma goynee
Iska garabso eeboo
Guuxaaga iga daa

Garan weyday goortay
Arintu ila gaadhee
Garan weyday goortay
Arintu ila gaadhee
Ruuxii abaal gala
Looma gudo waxyeelee
Ruuxii abaal gala
Looma gudo waxyeelee

Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn

Gashayoo gashatee
Gobonimo ana kaa gudoomee
Gashayoo gashatee
Gobonimo ana kaa gudoomee
Ma gudine cado gibina
Gudcur waan ka gartaa
Ma gudine cado gibina
Gudcur waan ka gartaa

Kuma gabinee kuma goynee
Kuma gabinee kuma goynee
Iska garabso eeboo
Guuxaaga iga daa
Kuma gabinee kuma goynee
Kuma gabinee kuma goynee
Iska garabso eeboo
Guuxaaga iga daa

Gayaan iyi gacalaba
Adigaa iga gooyee
Gayaan iyi gacalaba
Adigaa iga gooyee
Godobtaa ma qaadinee
Waad ii kaxaysaa
Godobtaa ma qaadinee
Waad ii kaxaysaa

Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn

Gacalooy goortaan guracan
Kala goosan maayee
Gacalooy goortaan guracan
Kala goosan maayee
Ma gudhiinee gaadii
Eega waa godlantee
Ma gudhiinee gaadii
Eega waa godlantee

Kuma gabinee kuma goynee
Kuma gabinee kuma goynee
Iska garabso eeboo
Guuxaaga iga daa
Kuma gabinee kuma goynee
Kuma gabinee kuma goynee
Iska garabso eeboo
Guuxaaga iga daa

Goi waayee gobonimadu
Waa garashadeenee
Goi waayee gobonimadu
Waa garashadeenee

Galabtaad dhex taagnayd
Guun iyo dar xumo
Galabtaad dhex taagnayd
Guun iyo dar xumo

Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn
Kuma gabinee ha i goyn

Garo oo gayigan gudubuu
Guuluhu u uumee
Garo oo gayigan gudubuu
Guuluhu u uumee
Magafiina tashigaa
Galinbaa caynee
Magafiina tashigaa
Galinbaa caynee

Kuma gabinee kuma goynee
Kuma gabinee kuma goynee
Iska garabso eeboo
Guuxaaga iga daa
Kuma gabinee kuma goynee
Kuma gabinee kuma goynee
Iska garabso eeboo
Guuxaaga iga daa

Exit mobile version