VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kuma gabine - Lyrics

Goi waayee gobonimadu Waa garashadeenee Goi waayee gobonimadu Waa garashadeenee Galabtaad dhex taagnayd Guun iyo dar xumo Galabtaad dhex taagnayd Guun iyo dar xumo Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Garo oo gayigan gudubuu Guuluhu u uumee Garo oo gayigan gudubuu Guuluhu u uumee Magafiina tashigaa Galinbaa caynee Magafiina tashigaa Galinbaa caynee Kuma gabinee kuma goynee Kuma gabinee kuma goynee Iska garabso eeboo Guuxaaga iga daa Kuma gabinee kuma goynee Kuma gabinee kuma goynee Iska garabso eeboo Guuxaaga iga daa Garan weyday goortay Arintu ila gaadhee Garan weyday goortay Arintu ila gaadhee Ruuxii abaal gala Looma gudo waxyeelee Ruuxii abaal gala Looma gudo waxyeelee Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Gashayoo gashatee Gobonimo ana kaa gudoomee Gashayoo gashatee Gobonimo ana kaa gudoomee Ma gudine cado gibina Gudcur waan ka gartaa Ma gudine cado gibina Gudcur waan ka gartaa Kuma gabinee kuma goynee Kuma gabinee kuma goynee Iska garabso eeboo Guuxaaga iga daa Kuma gabinee kuma goynee Kuma gabinee kuma goynee Iska garabso eeboo Guuxaaga iga daa Gayaan iyi gacalaba Adigaa iga gooyee Gayaan iyi gacalaba Adigaa iga gooyee Godobtaa ma qaadinee Waad ii kaxaysaa Godobtaa ma qaadinee Waad ii kaxaysaa Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Gacalooy goortaan guracan Kala goosan maayee Gacalooy goortaan guracan Kala goosan maayee Ma gudhiinee gaadii Eega waa godlantee Ma gudhiinee gaadii Eega waa godlantee Kuma gabinee kuma goynee Kuma gabinee kuma goynee Iska garabso eeboo Guuxaaga iga daa Kuma gabinee kuma goynee Kuma gabinee kuma goynee Iska garabso eeboo Guuxaaga iga daa Goi waayee gobonimadu Waa garashadeenee Goi waayee gobonimadu Waa garashadeenee Galabtaad dhex taagnayd Guun iyo dar xumo Galabtaad dhex taagnayd Guun iyo dar xumo Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Kuma gabinee ha i goyn Garo oo gayigan gudubuu Guuluhu u uumee Garo oo gayigan gudubuu Guuluhu u uumee Magafiina tashigaa Galinbaa caynee Magafiina tashigaa Galinbaa caynee Kuma gabinee kuma goynee Kuma gabinee kuma goynee Iska garabso eeboo Guuxaaga iga daa Kuma gabinee kuma goynee Kuma gabinee kuma goynee Iska garabso eeboo Guuxaaga iga daa
Queue is empty
-- / --