VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sow la ima kaabadin - Lyrics

Ma ogtahay biiya oo Baahida kalgacalkaa Guryaha iga goysoo Ana barashadaadii Jida haraga goodmiyo Utaalaa uma dhaafinee Waxa tahay bogaygoo Beerkiyo wadnaha Nacab uga durkaayoo Waxa tahay bogaygoo Beerkiyo wadnaha Nacab uga durkaayoo Ma ogtahay bad iyo wabi Adigoon dabaal baran Loomaba badheedhee Maadiga kalgacalkiisa Haadaa ila baadkaa Dadka laguma beeree Ma ii baaqday sidan Bacdiyo xareedii Loo helay barwaaqoo Ma ii baaqday sidan Bacdiyo xareedii Loo helay barwaaqoo Maxaan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow la ima kaa badin Maxaan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow la ima kaa badin Inanyahay nin dayr lihi Inta lama badheedhoo Degaan waa dantiisee Adna taydan joogoo Cinkigaan banaanada Kaligay ka baaqaa Waxa tahay bogaygoo Beerkiyo wadnaha Nacab uga durkaayoo Waxa tahay bogaygoo Beerkiyo wadnaha Nacab uga durkaayoo Inanyahay dad qadi,iyoo Doqonbaa nin beegsaday Darxuu kaga dhaqaaqee Xakan baqan qadhaadhiyoo Mid uunbaa ku soo bixi Barashada xadaartee Ma ii baaqday sidan Bacdiyo xareedii Loo helay barwaaqoo Ma ii baaqday sidan Bacdiyo xareedii Loo helay barwaaqoo Maxaan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow la ima kaa badin Maxaan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow la ima kaa badin Inanyahay bildhaan iyo Dumarkaa xaadiyo xoog Bilicbaad u sidataa Maashaada ila qaboo Ninkii hayey hawlaa Waa la iska baajaa Waxa tahay bogaygoo Beerkiyo wadnaha Nacab uga durkaayoo Waxa tahay bogaygoo Beerkiyo wadnaha Nacab uga durkaayoo Wey nabad dagnayniyoo Arimaha balaadhiyoo Talada igu qaadee Aniguba dan iyo nabar Kaaxaa dag mooye Hurda kaama gama,inee Ma ii baaqday sidan Bacdiyo xareedii Loo helay barwaaqoo Ma ii baaqday sidan Bacdiyo xareedii Loo helay barwaaqoo Maxaan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow la ima kaa badin Maxaan kaaga baydhaa Ama kaaga baaqdaa Sow la ima kaa badin
Queue is empty
-- / --