Heesta Kaalay kaalay - Lyrics
kaalay kaalay iikalay anigaa kol ii imoo
kaahiyo xanuunkiyo ha idayso kurbaduyee
kaalay kaalaay kaaalaay
kalgacaylka laba ruux
hadii aanay wada korin
ma kobcee kaalay kaalaaay
adigoo haraad kaxa
kub hayoo jaboo kaban
kuu jacaylku kala riday
kaalmada alla lahee
ima aanad kohateen
hadaan kuu imaadee
kaalay kaalay
hadii kale hadii kale
kawdhe caashaqa
sahal kuma ba ee kow dhe
sii korodh wakhtigu laba dhe
ma anaan kugu kalsoonayn
ma adigaa kukale helay
naftu kaadsan waydee
kaalay kaalay