Sidaan u gaab sanayay gaboobayoo
gabdhihii iyo gayaankaygi wan gafee

gublamaye god aakhiro aan galee he hee
naa inta aanan go’in ii gunaanadee

Waan ku guursan lahaa kuma gaarayoo
ma gafinee cishqi baa i gumaystayeee

Gublamaye god aakhiro aan galee he hee
naa inta aanan go’in ii gunaanadee

Garbahayga gamuun baad ka taagtayoo
gibilkayga suntii wada gaartayee

gublamaye god aakhiro aan galee he hee
naa inta aanan go’in ii gunaanadee

Lyric by : Deeqsi

Exit mobile version