VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ruuneey mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mahamed Jaama Joof
Ruuneey

Ruunay haweenku
Kuwana reebee
Nariday weeyee
X2

Ragaad waxaad tihiin
Ragii nugleeyoo
Dib noo ridaayee
X2

Runtayda weeyoo
Si aad ku roon tihiin
Ruunay lawaa
X2

Ragoow haweenku
Waa raaxa dunidaa
Rabi kuugu deeqee
X2

Raga diidaayoo
Ninkii furaaya
Roonaan mashegtee
X2

Runtayda weeyoo
Ragow wax saarkii
Idinkayska yeeshay
X2

Ruunay wax yeeliyo
Rafaad qarsooniyo
Riyaad tihiin
X2

Raxmad ninkii lee
Idiin raaleeyaad
Isku soo rogtaan
X2

Runtayda weeyoo
Si aad ku roon tihiin
Ruunay lawaa
X2

Ragow haweenku
Rafaadin maayaan
Ninkii raaleeyee

Mid reer makaaboo
Rug yeelan waayay
Ka roorayaan
X2

Runtayda weeyoo
Ragow wax saarkii
Idinkayska yeeshay
X2

codkii Mahamed Jaama Joof, Maryan Mursal