VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aan dhameeno Xaajada - Lyrics

waan kugu dhadhabayaaye dharaartaynu kulanaa dhulku ila wareegee dhimasho iyo nolobaan wali kala dhex joogaa kuu dhiibay taladee dhankii aad i marisaba aadna ha igu dheerayn ii soo dhaweeyoo aan dhamayno xaajada waan kaa dhursugayaa e dhawaaqaanjeclaystaan dhakhso kaaga filayaa dhayal ha u malaynine waa iga dhab caashaquye wadnahaa i dhufanaayo dhiiga iga nuugaaye dhal wadaad la moodyey indhaha ku dhaygaga dhabanada hilaaciyo dhoolo ka qosolkaagee dhaqaaq joogsigaygay dhalaanku ila yaabaan yuu ku dhaafin hadalkuye ii dhaga nuglow
Queue is empty
-- / --