VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amiin Allahayow – Kaban - Lyrics

Ma ogtahaay ayantey ilmadu ka da,ayse indhahaga qoysa inanyahay xasuusto uurkan waxad igu aburto la adkaysan wayee amanada ilahay oqo kuman ilawine noqo kuman ilawine 2x Aamin alahayaw waa amanadadee 2x Ma ogtahay afkaygi inu aamusdido ayada quraniyo aman la oyee arki inu fulo ogolani wayan waxad igu aburtan la adkaysan wayee 2x Amanada ilahay noqo kuman ilawine 2x Aamin alahayaw wa amanadade 2x
Queue is empty
-- / --