A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Baggaan u hinqaday Lyrics

Hobey, Hurdo habar ma korisoo
Habaar nin qabaa ma hergalee

Humaa geedi baa iheloo
Halboolo la isqalaa

Markaa hakadaan hirqaarmmo

Baggaan u hiqadaay u harayee

Habeen daran baan hilaabtoo
Haray cishqi hadamdii
Horaan islahaa usaco ee
Ma hoobtay hanoo  Haraadan

Markaan hadakadan hirqaamo
Dhubay ihabinaayo halisee
???

Baggaaan u hinqadaan uharayee

 

Queue is empty
-- / --