VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Bal dadyoow adduunka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mahamed S Tubeec
Bal dadyoow adduunka

Cirkaan dawaafaa
Ka day dayaayaa
Darurahan hadal
Intaa udirayaa
X2

Dulmaan qabaayoo
Adaan ku doortee
X2

Dartaa u ooyee maad
Ii dadaashid oo diiftan
Aan qabo iga dawaysid
X2

Oomay da daashoo
Ooy ii daryeesho X2

Ala may da daashoo
Oo ay ku daryeesho
X2

Bal dadyow aduunkaa
He he labadii isdoortaa
Ha ha isu daacad maa-
Hoo iyagay isdilaaya
X2

Ala may da daashoo
Oo ay kuu daryeesho
X2

Tay naftaydu doontay
Inuu daa imkeeno iigu
Soo duceeya

Ugu soo duuceeya

Iigu soo duuceeyaa

Waan duuli gaadhay
Sida dabayshoo cirkaan
Kadoon idhi inay dul
Joogto
X2

Dulmaan qabaayoo
Adaan ku doortee
X2

Dartaa u ooyee maad
Ii dadaashid oo diiftan
Aan qabo iga dawaysid
X2

Oomay da daashoo
Ooy ii daryeesho X2

Ala may da daashoo
Oo ay ku daryeesho
X2

Bal dadyow aduunkaa
He he labadii isdoortaa
Ha ha isu daacad maa-
Hoo iyagay isdilaaya
X2

Ala may da daashoo
Oo ay kuu daryeesho
X2

Tay naftaydu doontay
Inuu daa imkeeno iigu
Soo duceeya

Ugu soo duuceeya

Iigu soo duuceeyaa

Waan isla doodaa
Naftaan dagaalaa
Dab naara iyo olol
Cagaha ku doontay
X2

Dulmaan qabaayoo
Adaan ku doortee
X2

Dartaa u ooyee maad
Ii dadaashid oo diiftan
Aan qabo iga dawaysid
X2

Oomay da daashoo
Ooy ii daryeesho X2

Ala may da daashoo
Oo ay ku daryeesho
X2

Bal dadyow aduunkaa
He he labadii isdoortaa
Ha ha isu daacad maa-
Hoo iyagay isdilaaya
X2

Ala may da daashoo
Oo ay kuu daryeesho
X2

Tay naftaydu doontay
Inuu daa imkeeno iigu
Soo duceeya

Ugu soo duuceeya

Iigu soo duuceeyaa

Waan dib jiraaayoo
Dadoow ma hoydo
Darxumo awgaaa
Daris ahaaanay
X2

Dulmaan qabaayoo
Adaan ku doortee
X2

Dartaa u ooyee maad
Ii dadaashid oo diiftan
Aan qabo iga dawaysid
X2

Oomay da daashoo
Ooy ii daryeesho X2

Ala may da daashoo
Oo ay ku daryeesho
X2

Bal dadyow aduunkaa
He he labadii isdoortaa
Ha ha isu daacad maa-
Hoo iyagay isdilaaya
X2

Ala may da daashoo
Oo ay kuu daryeesho
X2

Tay naftaydu doontay
Inuu daa imkeeno iigu
Soo duceeya

Ugu soo duuceeya

Iigu soo duuceeyaa

codkii Mahamed S Tubeec