VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barni v2 - Lyrics

Bilowgeeni  horayee Barnaay Barashadayni Bilowgeeni  horayiyo Ogow barashadayni Barni Waalidkaaba Aqoon kugu barbaarsheey Arooskayni buuxiyo misna Barisamaadkii inaan kaaga bayrin Waa taana maray bilaah Adna igama baydhinee Waa taa beer adeegtay Balanqaaday sharaftee Ha bariiqan waligaa - kow dheh Beenaalaha iska ogow - labbo Axdigana ha beeneenin Wadnaha bahalshiisiyo Beerka xididadiisiyo Bogayga iyo jirkaygiyo Nafta kala barkeedaay Hadaan beri ku moogahay Boholyoow ma seexdo Indhahay i basaasay Inaad baari ii tahay Anna  inan bukaan qabin Buurta igala culustahay Birta igala adagtahay Ha bariiqan waligaa - kow dheh Beenaalaha iska ogow - labbo Axdigana ha beeneenin Bilowgeeni  horayiyo Ogow barashadayni Barni Waalidkaaba Aqoon kugu barbaarsheey Arooskayni buuxiyo misna Barisamaadkii inaan kaaga bayrinee Waa taana maray bilaahi
Queue is empty
-- / --