Soomaaliyay dalacdoo
Maanta dowlad baynu
Nahee X2

Darajaynu leenahayee
Dalkiina usarra kacayay
X2

Soomaaliyay dalacnoo
waxa furan dariiqiiyay
X2

Darajaynu leenahayee
Dalkiina usarra kacayay
X2

Soomaaliyay dalacnoo
Dunidaan lasimanahayay
X2

Darajaynu leenahayee
Dalkiina usarra kacayay
X2

Soomaaliyay dalacnoo
Duligiina wuu hadhayay
X2

Darajaynu leenahayee
Dalkiina usarra kacayay
X2

Soomaaliyay dalacnoo
Dalka maqan utacab
galayay X2

Darajaynu leenahayee
Dalkiina usarra kacayay
X2

Soomaaliyay dalacnoo
Calankiina wan daarnee
X2

Darajaynu leenahayee
Dalkiina usarra kacayay
X2

Exit mobile version