VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daryeel Caashaq - Lyrics

Dayax Bari Kasoo kacay Kuu dilaacshay nuurkaay x3 Badda dacal iftiinshaay Duur joogtii ugaadhi Deegaankii barbaartii Ay dabbaal dagaayaan Dadku uriyaaqay Aniguna dartaa baan Dajin waaye socodkii Daryeelkaan sugaayaay Kaaliyoo idaawee Beejka labaad Waxaan aan dirtaayoo Dareenkay udhibaa Dafo baalka lulaayo Dawan sawdka dananaa Dulucdeena noloshaa Gabryeey Diyaarshaa Danta Caashaqeena Iyo dadab galkaynii Ma is duggaashannaa aaaaa Daryeelkaan sugaayee Kaaliyoo idaaweey
Queue is empty
-- / --