Heesta Deeqa dabac wanaageey - Lyrics
Deeqaay dabac wanaageey
Dadkaba taan ka doortaay
Danbiga taan lahayneey
Kuma dayn karaayee
Xagee kaa dayaayeey
Daqriga tii dawaysaay
Adigay damqaayee
Kumaa dayn karaayee
Xageen kaa dayaa
Deeqaay damac wanaageey
Xagee kaa dayaa
Dadkoo seexday Duhuroo
Dayaxaa eegay dunidee
Kumaa dayn karaayee
Xageen kaa dayaa
Deeqaay damac wanaageey
Xageen kaa dayaa.
Lyrics by sandhooye