VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dharaarahan - Lyrics

Dhaqankii dhulkeenaan Dhismihiisii haynaa X2 Dharaarahan maxaa Dhacay dhabanadan Lahaystaa X2 Soo dhaqaaqoo dhaxda Keenoo kolba heenso Qaadoo X2 Aynu dheelno ciyaarta Igusoo dhawoow X2 Sida dhiro galooloo Ubaxii dhameeyeen X2 Dhinacyada gacmaha Aan isdhaaf sanee X2 Soo dhaqaaqoo dhaxda Keenoo kolba heenso Qaadoo X2 Aynu dheelno ciyaarta Igusoo dhawoow X2 Waa dhool guyoo da'ay Iyo dheeman iyo luul X2 Dhalintiyo aduunyada Way kawada dhexaysaa X2 Soo dhaqaaqoo dhaxda Keenoo kolba heenso Qaadoo X2 Aynu dheelno ciyaarta Igusoo dhawoow X2 Dhaar waxaan ku Marayaa inaan kuu dhameeyee X2 Adiguun dhankaaga Yaan la iiga soodhicin X2 Soo dhaqaaqoo dhaxda Keenoo kolba heenso Qaadoo X2 Aynu dheelno ciyaarta Igusoo dhawoow X2
Queue is empty
-- / --