Goobaale ban ahaoo
Gaajo iyo oon loo
Galaw guna kaduulaa
Gabal iigu dhacayee
X2

Waan meel gabaa hiira
Gayi laga hayaamee
Geed malaha ruux
Gaabshay Galin uu
Kunastee X2

Goobyaale meel aan
Gacal iiga muuqan
X2

Waa geed abaarsaday
Arintaad igalisiyo
Halkaad igaga guurtee

May geesataayee mar-
Uun gacan walalnimo
May geesataayee X2

Sida gacan xareedoo
Biyo galac kaleeyihiin
Ama godan barwaaqa ah
Indhuhu kugu guyeesteen
X2

Adna geedi dheer baad
Horay iila gudubtee godob
Qaaday taad gadatay
Kuna gaari waayee X2

Goobyaale meel aan
Gacal iiga muuqan
X2

Adaa gacal naceeb ka ah
Iilaba gacmoodsaday
Nabar kaan la gaabshay

May gaysataayee mar-
Uun gacan walalnimo
Ma ii gaysataayee X2

Gooh iyo caloolyow
Uur gubashadaadii
Naftu labada goorood
Dhulka gooba jeexdee
X2

Gudi baan kumoodoo
Kugu guurti seegee
Gaba gabiyo guur iyo
Dhib adigaa igaliyee
X2

Goobyaale meel aan
Gacal iiga muuqan
X2

Adigaa gantaalaha
Gudub iigu aa oo
Guga da'ay iseejee

May gaysataayee mar-
Uun gacan walaalnimo
Ma ii gaysataayee X2

Exit mobile version