VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gufaaco - Lyrics

is guhaadshay inta aan guntaday gucla roorayeey godobtay nin qaba garan waayayeey.... Aniguna garaadkay kaa gaabsan waayee adna garashadaadii ii garaabi waydee dhibta aan galaayana i gargaari mayside Gudcurkaan habeenkii dhaxanta iyo gawraha aawadaa go'doomee... Naftan guga iyo jiilaal biyo gaadhi wayday waa guul aroorkaa sida geed harwaynee galin laysma taagoo wali maan gayoobine waaloo garaabaa ruux gaabinaayee Gacalnimada ii goo... Gufaacaale rooboo guux iyo dabaylaa halka uu igeeyaba gacankii iqaadyee garana maayo meeshay godobtu iga raacdee waxan gaystay mooyee ifkuu dhibi igaadhee hadalna wayga go'aye Heestu waa (GUFAACO) fanaankuna waa TUBEEC (boqorkii codka) LYRIC BY SANDHOOYE
Queue is empty
-- / --