VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guri wacan allahayoow - Lyrics

Garashiyo wanaag gudubtayeey Gacal iyo xigaal goysayeey Geedkii jacaylka guntiibad kajarte Gurya samo alahayowoow Gedii roon alahayooow Gaabsan maayee Waxaan gocanayaa Inaan labagayaanoo Is afgarata noqonee .... MAANDEEQ Galaw iyo shimbiruu garabsatee Sida aar laganay gurxantee Anoon kuu garaabeyn Gadhka hayqabaneee Guur wacan alahayooow Gadaan rabo alahayooow Gaadhi mayside Waxaa kulagudboon Inaad kagaabsataayoo Nafta samir ugaysee Nafta samir ugayseee ... TUBEEC Igubtoo jacayl igu furtee Gabagabiyo ciil igalisee Gadmayoo daraadaa Goohayoo ololeee Gargaar wacan alahayoow Gamca furan alahayoow Gaabsan maayee Waxaan gocanayaaa Inaan laba gayaanoo Is afgarata noqonee Is afgarata noqonee .... MAANDEEQ. Guul ooman xeroo soogashee Golof iyo hal gudhan godoshee Godontoo galgacal haahaaaaa Gooni kuuxidheeeee Gugoo da'ay alahayoow Gamashiii alahayoooow Gaadhi mayside Waxaa kula gudboon Inaad kagaabsataayoo Nafta samir ugaysee Nafta samir ugaysee Lyrics by Cabdi Ismacil
Queue is empty
-- / --