Hawadiyo dbaayshiyo
Haadka duulee
Heegada maraayaa
Alaha dayaayee
2x

Oohiyo ooheey oohiyo ooheey
Oohiyo ooheey oohiyo ooheey
Oohiyo ooheey oohiyo ooheey

Buur iyo hoy iyo
Midna lama habaarayn
Dhibtaan i haysa Dhibtaan i haysa
Dhibtaan i haysa Dhibtaan i haysa
Hadmaan ilaawi Hadmaan ilaawi
Hadmaan ilaawi

Hadimada naftaydee
Hooriga sidiisaa
La habaabinaayoo
Alaha dayaayee
2x

Oohiyo ooheey oohiyo ooheey
Oohiyo ooheey oohiyo ooheey
Oohiyo ooheey oohiyo ooheey

Buur iyo hoy iyo
Midna lama habaarayn
Dhibtaan i haysa Dhibtaan i haysa
Dhibtaan i haysa Dhibtaan i haysa
Hadmaan ilaawi Hadmaan ilaawi
Hadmaan ilaawi

Exit mobile version