Hibooy anba waan
Ku haybinayee
Inaabti ma ii
Hayn wayn tahayee 2
Inaabti ma ii
Hayn wayn tahayee
Haraad nin qabaa
Biyaha ma huree
Maxaa soo hadhay 2
Hadalkeeniiyeey
Hubaal awaadaa
Cishqigan I hayaa
Heedayduu jaraan 2
U halis ahayeey
Hilbiyo kala qalan
Illee hadalee ee 2
Heshiinayee maxay
Nakala helay
Ninkii gamayaa
Sariir gogladee
Goaygaan dhigtaa 2
Gidaarada