Naftayda adaa hinqaaroo
Hablahii kale wan ka hadhaye
Anigu kaa helay hubaale
Hubso adna mayla haysaa
Mise waan hatraayaa
Gudcur baan hilaabtay…

Naftayda adaa haleeyoo
Huqdi caashaqan ku beeree
Anigu kaa helay hubaale
Hubso adna mayla haysaa
Mise waan hatraayaa
Gudcur baan hilaabtay…

Naftayda adaw horseedoo
Hadana harsan wayday awgaa
Anigu kaa helay hubaale
Hubso adna mayla haysaa
Mise waan Hatraayaa
Gudcur baan hilaabtay…

Naftaydu aday ku haybin
Hadana ku heshoo kuwayday
Anigu kaa helay Hubaale
Hubso adna mayla haysaa
Mise waan hatraayaa
Gudcur baan hilaabtay!.

Heestu waa anigu ka helay
fanankuna wa tubeec
(boqorkii codka) aun

Lyrics by Abdulahi sandhooye

Exit mobile version