VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jabaq iigu sheega - Lyrics

TUBEEC Jacayl wadaaajin maahee Cilmi kii lajaqaf yidhi Jaafaa juglay heley Xadhig iguuu jirdacayoo Igu jiririqsiiyoooo Feedhahay jajabayee Jugna igama daayoo Kanu waa jariire Jiljileec hanoqonbuu Jabaq iigu sheegaayee Janakuu dambaysuu Jahorod lamoodibaad Jaalaheeda noqonbuu Jabaq iigu sheegaa ...................................... Jiradaal inuu yahay Hurda jiifsan waayoo Waydiiday joogeee Nafta wuuu jirabayoo Jeegaan sidaan ahay Isagay jan jeedhsee Jugna igamadaayoo Kanu waa jariiye Jiljileec hanoqon buu Jabaq iigu sheegaayee Jana kuu dambaysuu Johorad lamoodibaad Jaalaheeda noqonbuu Jabaq iigusheegaa Jaruu iguu kaxaystoo Orod jagaca mooyee Socod waan ka jiitee Waan jidiin qalalayoo Sidii jibini haydhiciiin Dhegahaa ijowleee Jugna igamadaayoo Kanu waa jariiree Jiljileec hanoqonbuu Jabaq iigu sheegaayee Jana kuudambaysoo Johorad lamoodibaad Jaalaheeda noqonbuu Jabaq iigu sheegaaa. Lyrics by Cabdi Ismacil
Queue is empty
-- / --