VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malyuun Hibbo - Lyrics

Habka luqunta heensaha Hannaanka iyo laafyaha Tallaabada habsamidiyo Haasaawaheedaa Malyuun hibo la siistaa Hiladda iyo joogsiga Halkey tumuhu gaadheen Aney huq igu reebtee Soo horjoogsigeedaa Malyuun hibo la siistaa Hadafka iyo sheekada Hubkey xidhatay maandeeq Kanaankuhii i qaadmeen Heybaddeeda kaliyaa Malyuun hibo la siistaa Nin hoodiyo nasiiblaa Adduun hela nafteedee Filkeed ugu weyney Hagoogteedaa kaliyaa Malyuun hibo la siistaa Habka luqunta heensaha Hannaanka iyo laafyaha Tallaabada habsamidiyo Haasaawaheedaa Malyuun hibo la siistaa Maxamed Saleebaan Tubeec Habka luqunta heensaha Hannaanka iyo laafyaha Tallaabada habsamidiyo Haasaawaheedaa Malyuun hibo la siistaa Hiladda iyo joogsiga Halkey tumuhu gaadheen Aney huq igu reebtee Soo horjoogsigeedaa Malyuun hibo la siistaa Hadafka iyo sheekada Hubkey xidhatay maandeeq Kanaankuhii i qaadmeen Heybaddeeda kaliyaa Malyuun hibo la siistaa Nin hoodiyo nasiiblaa Adduun hela nafteedee Filkeed ugu weyney Hagoogteedaa kaliyaa Malyuun hibo la siistaa Habka luqunta heensaha Hannaanka iyo laafyaha Tallaabada habsamidiyo Haasaawaheedaa Malyuun hibo la siistaa Lyrics by Cabduqaadir Xasan Shaaciye
Queue is empty
-- / --