VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasteexo - Lyrics

Nasteexooy naruuriyo Adaa nabad ba gooyee Niyadaa ku diidoo Adaa nacab ku beeree Ka noolaaday waagaad Inannaa binaysee Maxaad igaga naban tahay Ood inaadinaysaa Nacabkoo dhan Maayee Nasteexooy Ninkii nool Naxdin baa utaalee Nimco male aduunyadu Naso maalmo mooyee Marku nabar ku gaadhoo Nabsigaygi aragtee Maxaad igaga nabadan tahay Ood inaadinaysaa Nacabkoo dhan maayee.
Queue is empty
-- / --