VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riyadii Xaley - Lyrics

Riyadii xalaytaan rumaystoo Raaxaan moodoo Waan riyaaqee Ilayn raad gurasho Malahee iraadsha Anigaa rafaadee!.. Haduu reer guur yidhaahdoo Haduu ratigaba ka guunyo Rugtii walama muranay reebtay Aniga rafaaday! Haduu roob shubo raxmaankoo Ramaaska la raadsadaayee Raqadaydaad dhigatoo Raarkaad ireebtay Anigaa rafaaday! Runtii raaxada aduunyada Adaa raka dheer ka fuulee Runtii raaxada aduunyada Aday raka sare kusaartee Anigaa raran mooday rayskaad ireebtay Anigaa rafaaday!. Heestu waa Riyadii xalay fanankuna wa Tubeec (boqorkii codka)aun erayadii/laxankii/codkii tubeec Lyrics by Abdulahi sandhooye
Queue is empty
-- / --