Heesta Waa maalin curadoo - Lyrics
Waa maalin ciidoo
caradeynu leenahay
cirkaaniyo dhulkeenaba
laga wada ciyaaree.
Calankaaynu leenahay
laga wada caweeyo
lagu caafimaade
Waa maalin curudadoo
cimri nagu simaayo
cirkayniyo dhulkeenaba
laga wada ciyaare
calankaaynu leenahay
laga wada caweeyo
lagu caafimaade
Waa maalin ciyi
caado aanu leenahay
cirkayniyo dhulkeenaba
laga wada ciyaare
calankaaynu leenahay
laga wada caweeyo
lagu caafimaade
waa maalin cirirkiyo
ifkan laga carceershoo
cirkayniyo dhulkeenaba
laga wada ciyaare
calankaaynu leenahay
laga wada caweeyo
lagu caafimaade