VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan daaloo - Lyrics

Waan daalee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran nin daaloo Dantiisuna kaa durugtee 2x Hadaan duudo idila oo Dadyahow ha idagaalina Hadaan duudo idila oo Dadyahow ha idagaalina Waan daalee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran nin daaloo Dantiisuna kaa durugtee Waan doortee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran taad dooratoo Ku diidee ha ku daalinee Waan daalee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran nin daaloo Dantiisuna kaa durugtee 2x Dayaxiyo daruuruaha Dushoodaan ka dayayaa Dayaxiyo daruuruaha Dushoodaan ka dayayaa Waan daalee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran nin daaloo Dantiisuna kaa durugtee Waan daalee i dooriyoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran taad dooratoo Ku diidee ha ku daalinee
Queue is empty
-- / --