VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daacadaa la raacaayee - Lyrics

Oo daacadaa la raacaayeey Aday i dagay markii hore eeyeey Oo daacadaa la raacaayeey Aday i dagay markii hore eeyeey Dumarna fiiro lagama holee Waan se kaa digtoonahay Waxba dulqaado ha i odhaneey Dumarna fiiro lagama holee Waan se kaa digtoonahay Waxba dulqaado ha i odhaneey Waa nin dabeecad lahaan ahayeey Hadalkuu ka daadego eeyeey Waa nin dabeecad lahaan ahayeey Hadalkuu ka daadego eeyeey Ninkii aanan doonahayneey Wuu isii dul marayahayeey Dib dambayso ha ii odhaneey Ninkii aanan doonahayneey Wuu isii dul maraayahayeey Dib dambayso ha ii odhaneey
Queue is empty
-- / --