walalacdaadii laykaa widh widhiyo
wanaag iyo kalgacal
laygu kaa wedhyee
walbahaar jacetlbaa
iweydhaamiyee
wadnigana ishoodka
watayeeee
warssaan iyo weedhsan
iisooo waxeee
dhulkoo rehdayoo
aawadaa war warayoo
wehelkii dhaamisee

Exit mobile version