VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaawa - Lyrics

dadkoo xaaluf iyo boodh ku xidheen abaaruhu oon laydku xagal goon x2 dhirtu ubaxa xoortoo bisha ay xumaatay xaalkii cuslaadoo xaakim ku nagaadhay x2 markuu xays daruur ahi xareed dhigo arlada xooluhuna dararaan x2 sida loo xamdiyo ee alla loo xasuustaan ana kuu xushmeeyaa x2 markaan dhaho xabiibi xayaati itiraahdo xididada jidhkaygiyo dhiigu xadanta qaataa xaadu istaagtaa xubi igu siyaadaa x2 xeendaabka dunidana waxa xaawalay nool midii aan ka xulayee nafta xiisa galisaay x2 yaan yaan caqliga lagaa xadin xaasid yuu yuun inakala dilin x2 xaajadeenu yay noqon xoor dabayli qaadiyo xiisa burur dharaara ah x2 waxbo yaanan xiiqine waxaan hadal kusoo xiray kalgaceel kan xoogiyo xididada u yeelay xagal daaca ka ogow x2 waan xil tiriyayee xajiyoo dhan kaagana yay xumaani yeey ka imaan x2 xaawoy xaawoy xidigtii naftaydaay xariirtii haween kaay xuural ceen lamood yey xab xabkii fardowsaay xubno toosan leeyay xaragadaad latiicdiyo xishoodkiyo asluubtiyo xikmadiyo wax garashada
Queue is empty
-- / --