Heesta Aroos - Lyrics
Ayaantii aan kulahaa
Axdigeena adkee
Eed maan lahaa
Asaagaan inan ahee
Aad ishaaratayee
Eed maan lahaa
Ayaantii aan kulahaa
Axdigeena adkee
Eed maan lahaa
Asaagaan inan ahee
Aad ishaaratayee
Eed maan lahaa
Aroosaan lahaa
Aqal geysaan lahaa
Is ogaadaan lahaa
Isku uur noqdaan lahaayee
Aroosaan lahaa
Aqal geysaan lahaa
Is ogaadaan lahaa
Isku uur noqdaan lahaayee
Aqyaartiin u diree
Aqbaarteey wadee
Ma arwaaxininee
Ehelkeedaa yiree
Aqbalkaada miyaa
Maya ay ku tiree
Aqyaartiin u diree
Aqbaarteey wadee
Ma arwaaxininee
Ehelkeedaa yiree
Aqbalkaada miyaa
Maya ay ku tiree
Aroosaan lahaa
Aqal geysaan lahaa
Is ogaadaan lahaa
Isku uur noqdaan lahaayee
Aroosaan lahaa
Aqal geysaan lahaa
Is ogaadaan lahaa
Isku uur noqdaan lahaayee