VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bismiliyeyso caashaqa - Lyrics

bilicdii aduunkiyo dhul barwaaqo jiiftoo loo bara tamaayaay bacrin nabad gelyaaday x2 bilad sharaf waxaa mudan wakhtigaynu isbaraniyo baradii jaceelkee ku bilownay sheekada x2 waysu gacan banaanahee raaxada aan bogonee bismilayso caashaqa x2 guga oo balaadhoo dayri ay ku biirtoo barqo dharag lawada dagay lagu oon baxaad tahay x2 bilow beeshii adigaa boga iyo halbowlaha badan kayga oo idil beerka iyo wadnaha dagay x2 waysu gacan banaanahee raaxada aan bogonee bismilayso caashaqa x2 waxad tahay baxdoy dumar boqorkiyo dhaclihiiyoo hida buuxa wadatoo bishaareestay aragtida x2 dhaqan kii bilaayee baryo soo tixnaabaa waalid kugu barbaarshee barkhad wacan ku noolow x2 waysu gacan banaanahee raaxada aan bogonee bismilayso caashaqa x2 bisha oo shan iyo toban cad ceed bilatay waaberi iftiin keeda buuxiyo bakaal soo baxaad tahay x2 beel daaje adigaa daaje adigaa barbaar teena oo idil kaa boodi soocdoo kugu raacay baaqii x2 waysu gacan banaanahee raaxada aan bogonee bismilayso caashaqa x2
Queue is empty
-- / --