VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Imaaw - Lyrics

qoraxdii iftiimaysaaa dhaayoo arkaayee ubaxii udgoonnaaye lagu arwaaxaaye waxa uurkay ku yaal aan kuu abaaraa ubadan dhalo kalaan xumaan kaaga dhowra ii imaaw ooftan ihayso adaa iga oon tiraysaaye asliyeey ajliga hadan ehelkay usoo diiday aqalkiinan aansoo abar irida hasoo oodin waxa uurkay ku yaal aan kuu abaaraa ubadan dhalo kalaan xumaan kaaga dhowra ii imaaw ooftan ihayso adaa iga oon tiraysaaye
Queue is empty
-- / --