VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jalaqsi - Lyrics

jalaqsiga xubnaha iyo jaanqaadka socodkiyo jaaheega nuurkaleh u iljabiyaaan geedkii jaceylka intuu hilibkayga jaray joodaan lagooyo jeeraara horodka jarmaray igu beeray jufnaan libaaxiyo jeertiyo maroodiga jaar aan unoqonoo adna jamad barwaaqaa jawi geel kumashaa jeegada uhurudaa jiraban wali haysta jiridaa dhirtaale wayjaadad wacantahee jarin ubax udgoonliyo jaaheedii baad tahay junun geelkan aan qabo iyo jawradaaadii jan jaleec ubada hadba dhan ula jeesta sidii ruux jiniyad qaba ugu xidhay jaraacada nafta joogtan waaya hadba xadhig kujiidaa adna jees barwaaqaa jawigeel kumaashaa jeegada uhurudaa
Queue is empty
-- / --