VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamaad - Lyrics

jaaha iyo muuqa jirkaaga wanagsan sidaan kuugu jeelay jaceylkaa isaaqaa habenkii majiiftee aynu jimicsanee isasoo janjedhee isjilci kaalayoo jamadey anoo burco joogaa jamaamo ka heesay jarmaadiyo guuree jidka waxan ordaaye mar jaad idhaaye aynu jimicsanee isasoo janjeedhee isjilci kaalayoo jamaadeey
Queue is empty
-- / --