Heesta Samir - Lyrics
surmigiyoo haraadkiyo
solankiyo abaaraha
sida roobka loo sugoo
raaxaynu samirno
sadaal ku raagnee
caashaqeena sibiqiyo
saglkii kasoo guurne
isagoo samaan dhalay
soo noqay jacaylkee
salkuu dhigay lugtiise
sanadiyo bila iyo
saban aad u dheerban
halagsiga shaac dheeliyoo
nolol shaawa saawelan
saared dhib gaadhine